Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

  Home | GuestBook | Forum | Chat | Audi/Vidoe | News | Photo | Suugaan | Tacsi |Opinion |

| Dhagayso Qur'aanka codkii Sheekh Suadais.| |East African Latest News from Agencies|Warbixin ku saabsan qaar ka mida magaloyinka Puntland |Boosaaso|Qardho|Garoowe1|Garoowe2|Laascaano|WQ. Maxamed Faarax Bootaan.(Shiike)

| Contat: Webmaster@allpuntland.com |

| Somalia Latest News From News Agencies»»[Click Here]


Bosaso University is now open and runing. To know more about click here


Medical Appeal


GALKAYO EDUCATION CENTRE FOR PEACE AND DEVELOPMENT
GECPD 
Click her to see the vidoe


Wejigii Labaad Ee Mashruca Puntland Community College.


Jarriiban-Garacad Education Fund


How Can You Help Your People in Baran.


Wax ka ogow Ma'alin Omar Primary School Taleh


Baaq ay soo Saareen Gabdhaha u dhshay Puntland oo jooga America.

 

[Luul Gaalooti] (USA)

August 10, 2001

Posted to the AllPuntland.com  August 10, 2001

 

Ku:    Dhamaan dadweynaha ku abtirsada Puntland,
 
Walaalayaal anagoo ah gabdhaha u dhasahy Puntland oo ku nool America, waxaanu taageersanahy jiritaanka puntland, waxaanu aaminsanahay in shirqoolo ay ka dambesyo kooxda carta iyo xulafadeedu ay in mudo ah ka socdeen deegankayaga, Puntland waxy ahayd meesha soomali ugu nabadgalyo badan taasna waxay ku gaarty waa medaysnaanta dadkeeda, iyo maamulka wanaagsan oo ay heysato, waxaa nasiib daro ah in koox yar ay ka shaqayso dumintooda, Hadaba, hadaanu nahay gabdhaha puntland ee dagan Mareykan an balanqaadeynaa, in shirqoolada carta iyo wixii la socda an ka hortagyno angoo maqashiinayna aduunweynaha, u sheegeyna in hubka iyo lacagta ay kooxda carta ka heshay dowladaha carbta qaarkood loo adeegsaday sidii loogu gumaadi lahaa shacb soomaliyeed, looguna fitnayn lahaa gobalda nabada ah sida puntland ay hada ka wadaan oo kale.
 
Hadaba, raga u dhashay puntland oo kooxda carta la shaqeeyow, ma sharaf ad ka weydeen puntland yaad ka heleysaan carta? oo maanta kismaayo ku xasuuqaysa maatadeena, rabta in dhulkeena ay siiso niman ka yimid Galguduud, waa maya.
 
waxaanu u dacwooneynaa hadaanu nahay gabdhaha kor ku xusan, State departmentika mareykanka, united nationka, congreeska maraykanka, hadaad noo diideen sharftaan huwaneyn waa dagaalameynaa, waxaan la socodsiinaynaa in kooxda carta iyo raga ku xiran ay rabaan in ay dumiyaan goboladayada nabada ah.
 
                        Buraanburkaan iga gudooma:
 
            "HADAANAAN NABADU WAA DOORE DARIN U DHIGIN
            OO HADAANAAN DIIDIN IN RAGEENA QAAR LA DILO
            HADAANAAN NOLOSHA UGU DOODIN KII DAYACAN
            WAXAA KU DUMA AQAL DUGSOON OON DIB LOO DHISAYN
            WAXAA KU DUUGOOBA CURADKAAD KU DAGI LAHAYED
            AABAHAA DAMALO CULUS BAA DUSHA UGA DHACA
            OO WAXAAD SAYGAAGA UGA DUUBATAA DARFO CAD
            ADOO DULUG LEH YAAD KU IMAAN DALAG BANAAN
            DANADAHA IYO AYDA DAWADOODU WAA SIDAAS
            DUGAAGA IYO UUBATADU WAA KU DUBANHAYAAN
            DULAALADA GUDUHU DAN KALEY KA LEEYIHIIN"
 
Waxaan idin ka dhowraa waa guul iyo midnimo loo dhanyahay oo dege deg ah
 
Boston, USA
 
Lul Galooti


Wararka Dagaaladda Jubbooyinka La xiriira.

Gumaad Fool Xun oo lagu hayo Dadka Kismaayo ku Nool. Posted to the AllPuntland.com Aug.08,2001

  Isamadii Reer Puntland ee Taageersanaa Maamulka Carta oo uu Fajiciso ku Noqday Weerarkii Cabdi-Qaasim ee Kismaayo . Posted to the AllPuntland.com Aug.07,2001 

Warar dheeri ah dagaaladii shalay ka dhacay Kismaayo. Posted to the AllPuntland.com Aug.08,2001

 Kismaayo oo Mar kale la qabsaday. |Midnimo|Posted to the AllPuntland.com Aug.07,2001 

Kismaayo oo saaka laga xoreeyay xoogagii xooga ku haystay. Posted to the AllPuntland.com Aug.06,2001 

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalada Koonfurta Somaliya. Posted to the AllPuntland.com Aug.05,2001

Wararkii Dagaalada Jubooyinka iyo Shabeelada Hoose. Posted to the AllPuntland.com Aug.04,2001

  Xassan Bariise BBC Qori ha U Iibiso!!! Ma rumaysan karnaa Wararka Xasan Baarise uu BBC-da u sheego ee ku wajahan dagaalada Jubooyinka ka dhacaya oo qof walbaa dareemi karo sida uu Bariise beenta u soo qaawiyey. Akhri |Soyal-Bosaso|Posted to the AllPuntland.com Aug.04,2001

Gen.Morgan oo xaqiijiyay inay Haystaan Jilib iyo Kamsuuma. |Sooyaal-Bosaso| Posted to the AllPuntland.com Aug.04,2001

Ciidamo RRA oo Ku soo Dhawaaday Garoonka BaliDoogle. |Sooyaal-Boosaaso|.Posted to the AllPuntland.com Aug.04,2001

Dagaalo ka dhacay Galabta Yoontooy oo ku dhaw Kismaayo. Wararka naga soo garaya Deganka Jubboyinka ayaa sheegay in Galabta Markale  uu Dagaal Qaraar ku dhex maray Is bahaysiga SRRC iyo Kuwa dacadda u ah  Kooxda Carte meesha lagu magacaabo YOONTOOY oo Xagga Konfureed ka xigta Magalada Kismaayo.Posted to the AllPuntland.com Aug.03,2001

Warar Dheeri ah Dagaaladdii Shalay Jilib Ka dhacay. Posted to the AllPuntland.com Aug.03,2001  

Dagaal Ka dhacay Jilib.  Posted to the AllPuntland.com  August 02, 2001  

Digniin! DAGAALKA KA SOCDA GOBOLADA JUBADA HOOSE IYO SHABEELADA HOOSE.|SRRC| Posted to the allPuntland July 31, 2001

FAALO: Dagaalada Ka dilaacay Koonfur-Galbeed Soomaaliya wax ma-ka  badalidoonaan Siyaasadda Mustaqbalka Soomaaliya? Marka laga qiyaas-qaato marxaladda cusub ee Somalia ay hadda gashay, gaar ahaan dagaalada dib uga soo cusboonaaday jiida Koonfur Galbeed, waxaa soo baxaya sawiro markii dhan... Akhri Faalada oo dhan. Posted to the allPuntland July 31, 2001  

Dagaalka ka socda labada Jobooyin ma aha dagaal ay wadaan hal nin iyo hal qabiil.

Digniin Dagaalada Jubbooyinka.  

Wararki ugu dambeeyey ee dagaalka Jubbada dhexe, saraakiishii lagu dilay dagaalkaas iyo fannaaniin Soomaaliyeed oo lagu qabsaday gobahii dagaalka.|Midnimo|Posted to the allPuntland July 28, 2001

Fighting in Southern Somalia Continues.

Dagaalo maanta ka dhacay Bu'aale.


[ Dhiibo Fikradaada. ]

[Halkan ka akhri Fikradaha dadkii kaa horeeyay ]


Home

Copyright © 2001 AllPuntland Distributed by AllPuntland.com


 Copyright © 2000-2001 by allPuntland.com. All Rights Reserved


Wararka  kale

Col. Jaamac Cali Jaamac Muxuu Sanaag Ku Weeraray?


Gabay: YAAN TAREENKU KAA TEGIN TOLKAA UU KAWADA TAAMO.


Banaanbixii u waynaa ee abid ka dhaca Gaalkacyo ayaa maanta ka socda.


Madaxwaynaha Puntland Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo maanta soo gaaray Galkacyo.


Issimada Puntland iyo Ibtillada Siyaasadu leedahay.


Gabay»»Mudane CABDI-QAASIM WAANO IGA HOO.


 

Gumaad Fool Xun oo lagu hayo Dadka Kismaayo ku Nool. 


Warar dheeri ah dagaaladii shalay ka dhacay Kismaayo


  Isamadii Reer Puntland ee Taageersanaa Maamulka Carta oo uu Fajiciso ku Noqday Weerarkii Cabdi-Qaasim ee Kismaayo .  


 Kismaayo oo Mar kale la qabsaday. 


Kismaayo oo saaka laga xoreeyay xoogagii xooga ku haystay.


  KOOXDA CARTA OO SHEEGAN JIRTAY IN AY 


  Musharax C/risaaq Xuseen Cigal-Caymo oo ku baaqay xabad joojin shuruud la’aan ah in la dhex dhigo kooxaha isaga soo horjeeda Magaalada Boosaaso. 


  Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalkii saaka ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. 


  Jamaame. 11:54.AM. Wararkii ugu danbeeyey ee Jubooyinka 


 

Old News | Jun 01 | May 01 | Apr 01 | Mar 01 | Feb 01 | Jan 01 | Dec 00 |