Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

| Dhagayso Qur'aanka Kariimka ah iyo codkii Sheekh Suadaisi. |

| Home | GuestBook | Forum | Chat | Audi/Vidoe | Photo | Suugaan | TacsiILLAAH BAA WEYN

News HeadLines October 2001.

AllPuntland(NEWS) Kala xiriir editor@allpuntland.com 

 

Khardum:Magacyada Qaar ka mid ah Shaqalaha Sharikadaha Xawaalada ee Booliska Sudan ay Ku Xireen Kharduum Caasimada Sudan Todobaadkii Hore ... Posted to the AllPuntland October 31, 2001

Tacsi Mise Hambalyo... Warqad Furan oo Ku socota Cali Khaliif Galayr  | WQ.Burhan Jama | Posted to the AllPuntland October 31, 2001

Maamma Puntland...Nimanka qeydka isku haysta, habartood waa sida gacantaas...| WQ.Burhan Jama |  Posted to the AllPuntland October 31, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 31, 2001

Garowe: Shirkii Garoowe oo Shirgudoon iyo Xoghayn Cusub Doortay Maanta... Posted to the AllPuntland October 30, 2001

Somalia: Hogaamiyaal Soomaaliyeed oo Dalka Ka dhoofay... Warbixin Faahfaahsan Sababtay U dhoofeen...Posted to the AllPuntland October 30, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 30, 2001

Nairobi: SHIRKA WADATASHIGA IYO DIB U HABAYNTA , URURKA SPM...  Posted to the AllPuntland October 30, 2001

Garowe: Islaan Max'ed  Islaan Muuse Oo Kala Diray Xubnihii Shir Gudoonka iyo Xoghaynta Shirka Garowe...  Posted to the AllPuntland October 29, 2001

Garowe: Hoolkii Shirka Garoowe oo Shalay La Furay iyo Garaad Cabdiqani oo aan Isagu Goobtaas Shalay imaan... Posted to the AllPuntland October 29, 2001

Sheeko Gaaban: Hoobasho iyo Halacnimo | WQ. Maxamed Cali Xasan ”Alto”| Posted to the AllPuntland October 28, 2001

War Deg deg ahMuqdisho: Barlamanka Carta oo riday Dawladii Cali Khalif Galayr... Baarlamaanka KMG ah ee Carta ayaa maanta kalsoonidii kala laabtay dowladda KMG ah ee uu hogaaminayey Cali Khaliif Galeyr, Kulankii baarlamaanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay 178 xildhibaan.  141 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanadaasi ayaa codkooda ku dhiibtey...Akhri  warka oo Buuxa.. Posted to the AllPuntland October 28, 2001

Denmark: Mid ka mida ah Madaxda  Jaaliyadda Soomalida ku Dhaqan Denmarka oo 2 Todobaad ku xiran Berbera... Posted to the AllPuntland October 28, 2001 

Gen.MorganBaydhabo: Golaha SRRC oo Sheegay Inay wakhti Dhaw Si Buuxda U Midayndoonaan Ciidamada Kala Gedisan Ee Goolahaasi... Xoghayaha Difaaca Golaha SRRC Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) ayaa isagoo Baydhabo Jooga waxa uu sheegay in ciidamada Golaha SRRC oo haatan ka midaysan xagga maamulka iyo hawl galada laga dhigi doona mid kaliya, Gen. Moragan waxa uu xaqiijiyay in ciidamada SRRC ay si balaaran oo lixaad leh ay ugu sugan yihiin iminka magaalada...Akhri Waraysi Gen.Morgan.. Posted to the AllPuntland October 28, 2001

Galakacyo:Wadada iyo Dakada Garacad oo La dhisayo iyo koox suxufiyiin ah oo Galkacyo booqasho ku timid dhawaan...  Shir ay isugu yimaadeen Gudiga Odayaasha Gobolka Mudug ayaa waxay kaga wada hadleen sidii loo horimarin lahaa wadada iyo dekeda Magaalada Garacad.Gudiga Odayaasha Mudug waxay kulankooda ku go'aansadeen in sidda ugu... Posted to the AllPuntland October 28, 2001

Khardum: Booliska Sudan oo Xirxiray shaqaalaha Qaar ka mid ah Sharikadaha xawaladaha Somalida Ee  Caasimada Sudan...  Posted to the AllPuntland October 27, 2001

Qardho+Eyl: Dablay Hub ka dhacday Xerada Daraawiishta PL ee Qardho iyo Markabkii Eyl lagu haystay oo laga dalbaday lacag badan oo Madax Furasho ah...  Posted to the AllPuntland October 27, 2001

Gabay: Eebow Eersaday...Puntland oo hadlaysa | WT. Aden Buryar |   Posted to the AllPuntland October 27, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 27, 2001

Garoowe: Laba Qof Oo Lagu Dilay Garoowe Maanta...  Posted to the AllPuntland October 26, 2001

Nairobi: Go'aan Bayaan Oo War Galin ah oo ay soo saareen Gudiga Beesha Absame...  Posted to the AllPuntland October 26, 2001

Mudulood: War Saxaafadeed Golaha Midnimada Mudulood...  Posted to the AllPuntland October 26, 2001

Tacsi:Marxuum Cali Warsame Cali oo Ku geeriyooday October 23, 2001 Wadanka Maraykanka... Posted to the AllPuntland October 26, 2001

Baydhabo: UN-ka Oo Xafiis Ka Furatay Baydhabo...  Posted to the AllPuntland October 26, 2001

MN-USA: Soomalida Minnesota oo Shir Jaraa’id Qabatay Iyo odey somaliyeed oo Waxyeeladii loo geystay u geeriyoodey ...  Posted to the AllPuntland October 26, 2001

Galakacyo: Shirkii Isimada Puntland uga Socday Galkacyo oo Go'aano soo Saaray...  Posted to the AllPuntland October 25, 2001

Galkacyo: Itoobiya oo Martiqaad u fidisay 30 Isim oo Ka mid ah Isimada Puntland iyo Shir Isimo uga Socday Galkacyo oo La Soogabagabeeyay...  Posted to the AllPuntland October 25, 2001

Muqdisho: Warsaxaafadeed Uu Soo Saaray Gug. USC/SSA Muuse Suudi Yalaxow...  Posted to the AllPuntland October 25, 2001

Warsaxaafadeed Afhayeenka ururka SRRC...  Posted to the AllPuntland October 25, 2001

Gabay: Adigu Haw Xaydan...wuxuu ku socdaa Xassan Abshir Farax... Posted to the AllPuntland October 24, 2001

Muqdisho: Xildhibaanada Barlamanka DKGM ah ee Carta kuwooda uga Jirah Beelaha Daarood oo Dhabarka U Jeediyay Ra'isal Wasaarahooda Cali Khalif Galayr...  Posted to the AllPuntland October 24, 2001

Garowe: Shir ka Dhacay Shalay Garoowe oo Lagu Kala Tagay Ka Dib Markii la isku Afgaran Waayay...  Posted to the AllPuntland October 24, 2001

Boosaaso: Maydkii 15 qof oo Shalay Boosaaso lagu Aasay... Posted to the AllPuntland October 24, 2001

Baaq: Beesha Kablalax Daarood Oo ku Baaqday Is Abaabul... Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Muqdisho: Shixnado Lacagta 500 Sh. So ah  oo Laga soo Rararayo Muqdisho loona soo Dhoofinayo Puntland iyo Gobolo kale...Baabuurta waaweyn ee Xamuulka ayaa la arkayay suuqyada waaweyn ee Muqdisho iyooda oo looga rarayay lacagtii shan shanta boqol ahayd oo laga diiday in lagu isticmaalo suuqyada iyo goobaha wax lagu kala iibsado ee Muqdisho iyo Gobolada ku dhawdhaw...Akhri Warka oo Faahfaahsan... Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Somalia:Is Somalia Under The Telescope of America? Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Boosaaso:Gaari Ku Gadoomay Meel Boosaaso Ku Dhaw oo Dhimasho Iyo Dhaawac Badan Gaystay ... Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Gabay: Cidi kama Bogsoonee Ma Ogtahay... Waxaa Loo Tiriyay Cabdiqaasim Salaad Xassan... Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Hees: Bilicdii Dalkayga... Waxaa Loo Tiriyay Boosaaso... Posted to the AllPuntland October 23, 2001

Cartoonka Maanta...Posted to the AllPuntland October 22, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 22, 2001

USA: Nolosha Maraykanka oo aad isu bedeshay Septerber 11 ka dib... Posted to the AllPuntland October 22, 2001

Puntland: Shirkii Garowe oo Markale lagu Guuldaraystay inuu Furmo Maanta iyo qodobo kale... Posted to the AllPuntland October 21, 2001

Genaral Maxamed Siyaad Barre Hogaamiyihii Kacaankii Milatarigu talada Somaliya kula wareegay 21-kii Oktober 1969-kii 21kii OKTOOBAR WAA TEE WAA TUMA? Soddon iyo laba sano ayaa ka soo wareegtay markii uu talada dalka xoogga ku qabsaday Jaalle Maxamed Siyaad Barre oo kaashanayey gole ka koobnaa kooxo uu si gaar ah u soo xushay, lana baxay Golihii Sare ee Kacaanka (G.S.K), kuwaas oo muddadii uu jirey kacaankaas u kala... Akhri Warka oo dhan Posted to the AllPuntland October 21, 2001

ASSIYASA N E W S P A P E R:- The Relationship Between Arta Group and Djibouti Government with Osama Bin Laden... Read  More...  Posted to the AllPuntland October 21, 2001

Murtida maanta: Adoo Baraaraysan Balooy kaalay lama Yiraahdo, Codkii Canab Xasan Jamac... kaga bogo dhagaahaga Halkan...Posted to the AllPuntland October 21, 2001

Bosaso: Banaanbax looga soo Horjeedo weerarada Maraykanka ee Afganistan oo Ka dhacay Boosaaso... Posted to the AllPuntland October 21, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 21, 2001

MN-USA: Jaaliyadda Somaliyeed ee Minnesota Oo ka Dhiidhiyay Maqaalkii Star Tribune, ee Lagu sheegay in Somalida Gobolkaasi Deeq Lacageed u Fidiso Argagixisada...  Posted to the AllPuntland October 21, 2001

Jariiban: Baaq Nabadeed... Posted to the AllPuntland October 20, 2001

Somalia: Wararkii Ugu Dambeeyay...  Posted to the AllPuntland October 20, 2001

SHASNA- USA: SHASNA Reports on the Report of the Secretary - General on the Situation in Somalia- The Truth from Ground Zero and the Situation in Somalia... Posted to the AllPuntland October 20, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 20, 2001

Somalia: Wararka Maanta... Posted to the AllPuntland October 19, 2001

anthrax kenyaNairobi: Kenya oo laga Helay Cudurka Anthrax... Sam Ongeri oo ah wasiirka Caafimaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay maanta oo khamiis ah in la helay warqad  ay ku jireen walxo budo cad ah, warqada oo laga soo diray cariga Maraykanka Gobolka Atlanta ayaa ku socotay qof u dhashay Kenya...Akhri warka.. Posted to the AllPuntland October 18, 2001

Boosaaso: Dooni Dooni Kale Jiirtay... Posted to the AllPuntland October 18, 2001

Gabay :waano iyo wacyi gallin...|Garad Cali Buraale| Posted to the AllPuntland October 18, 2001

 

Warsaxaafadeed Musharax Cabdirisaaq Xusseen Cigaal-Caymo... Posted to the AllPuntland October 18, 2001

News Release: AID URGENTLY NEEDED TO PROTECT THOUSANDS OF LIVES IN SOUTHERN SOMALIA... Posted to the AllPuntland October 17, 2001

Press Release By Sultan Hayle Sultan Isman: I am one of the traditional leaders of Mudullood sub-clans, at the same time the Sultan of ISSE MUDULLOOD sub-clan.  I am very concerned about the crises continuing happening in the world by terrorists, especially the incidents happened in New-York and Washington which was a major catastrophe to the entire world.  From 11th September of this year 2001.  I made and investigation and came to know the influential role at terrorist on horn of Africa, especially in Somalia. .. Read More... Posted to the AllPuntland October 17, 2001

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 17, 2001

Wararka  Maanta... Posted to the AllPuntland October 17, 2001

Ogaysiis Iyo Videoclip:Shirweynaha Saddexaad ee Beesha Kablalax oo ka dhici doona Copenhagen- Denmark... Posted to the AllPuntland October 17, 2001

Puntland President is on the right Path: We the Intellectuals and politicians reppresentig the Southern Somalia population mostly composed of the Digil and Mirifle population who are peacelovers and objectively problem solvers are hereby support and stand together with the proposals forwarded to your offices by the abovementioned Puntland President...Read More.. Posted to the AllPuntland October 16, 2001

Galkacyo: Wasiir La Weeraray Galkacyo...Maanta 11:30 am Waqtiga Gaalkacyo, ayaa nin ku hubaysan Qori iyo Ul dhanas ah oo tuute gashan wuxuu UL ku bilaabay gaari uu leeyahay Wasiirka... Akhri warka oo Buuxa. Posted to the AllPuntland October 16, 2001

Puntland An OPEN LETTER TO THE INTERNATIONAL COMMUNITY... Posted to the AllPuntland October 16, 2001

Muqdisho: C/qaasim Salaad,Maxamed Qanyare iyo Cali Mahdi oo yeeshay shir Maxay Kawada hadleen iyo Lacago been Abuur Ah Oo Muqdisho Uga Soo socda xaga Kismaayo...  Posted to the AllPuntland October 16, 2001

Maqaaladda iyo Faalooyinka Maanta: Posted to the AllPuntland October 15, 2001

Muqdisho: Dagaal Maalintii saddexaad dhexmaraya Maliishiyooyinka Muuse Suudi iyo kuwa Dowladda KMG ah ee Carta... Posted to the AllPuntland October 15, 2001

Muddullood Press Release: Representatives of the Muddullood United Congress (MUC) worldwide, express their disappointment and disbelief by the wholesale departure of Arte Government in Mogadishu about the freedom of speech...Read More Posted to the AllPuntland October 14, 2001

SRRC Policy Statement: From the moment the Art group took place the stage of politics and national crisis in Somalia, under the false claim of being a government ...Read More Posted to the AllPuntland October 14, 2001

Waraysi:Cali Khaliif Galayr...Haddii La xisaabtamayo waa in xoogaa Gaasinimo ah iyo Kalsooni ahi ay Jirto oo Qofku isagoo Xaadir ah lala xisaabtamo laakiin markaan magaalada ka soo baxaba in barnaamijkan iyo fikrad kale lala soo baxo waa mid ... halkan kaga Bogo Posted to the AllPuntland October 14, 2001

Make Tyson oo ay kor isidaan dad ku faraxsan Guushii uu ka gaaray xalay feeryahanka kale ee Brian.
Tayson oo Adkaday

Sport:Make Tyson oo kaga Adkaaday Feeryahankii reer Denmark Brian Nielsen wareegii Todobaad... Ciiyaar feerka culus ah oo  xalay 13.10.2001 , saacadu markay ahayd 23:00 wakhtiga Copenhagen-Denmark  ku dhexmartay magaalada madaxda wadanka DENMARK ee Copenhagen Feeryahanka weyn ee aduunka laga yaqaan ee misaanka feerka culus qatarka ku ah IRON Mike Tyson iyo feeryahanka Denmark ay ku faanto lana yiraahdo Super Brian ayaa... Akhri warka oo Dhan... Posted to the AllPuntland October 14, 2001         

 

Maqaaladda Maanta: Posted to the AllPuntland October 14, 2001

Garowe: Shirkii Garoowe oo wali Muran ka taagan yahay iyo Xilka Taliyiha Qaybta Boliska Bari Muran ka taagan... Posted to the AllPuntland October 13, 2001

Muqdisho: Muuse Suudi Yalaxoow OO Eedayn Kulu u Soo Jeediyay Sharikada Al-Barakaad... Posted to the AllPuntland October 13, 2001

Galkacyo: Go'aano Ka soo Baxay Kalfadhigii 5aad ee Golaha Wakiilada PL... Posted to the AllPuntland October 13, 2001

Muqdisho: Dagaalo Culus oo Muqdisho ka Qarxay Maanta... Posted to the AllPuntland October 12, 2001

Galkacyo: 22 Isim oo ka codsaday Ismada kale ee Puntland ka soo qaybgalka  shir Isimada Puntland uga Furmi Doona 15-ka Oktober 2001 Magaalada Galkacyo ... Posted to the AllPuntland October 12, 2001

Garoowe: Isimadda Sool Iyo Buuhoodle oo Gurigooda la weeraray Garoowe iyo Islaan Maxamed Oo Shirgudoonkii Shirka Garowe Iska Casilay... Posted to the AllPuntland October 10, 2001

Ragga Boolisku qabtay oo uu soo arkay wariyaha AllPuntland ee Galkacyo.
Maxabiista

Galkacyo: 119 Nin Oo Ciidamo ah oo Lagu Xirxiray Gaalkacyo... Ciidamo tiradoodu dhan tahay 119 nin ayaa gacanta ay ku dhigeen Booliska Galkacyo ee Jooga mid ka mid ah Baraha Kontoroolada laga soo galo Magaalada Galkacyo,Ciidamadaas oo ka yimid Dhinaca Muqdisho ayaa Boolisku qabtay iyagoo doonayay inay ka talaabaan Gaalkacyo iyagoo ku sii jeeday Magaalada Boosaaso...Akhri warka Oo Dhan Posted to the AllPuntland October 10, 2001

Muqdisho:Ilaalada Cabdiqaasim Salaad oo toogatay dad bannaanbax dhigayey...  Posted to the AllPuntland October 10, 2001

Tacsi: Marxuum Xaaji Cali Faarax Qambi... Posted to the AllPuntland October 10, 2001

Puntland Press Statement:Information reaching this Office from Port City of Bosaso, Puntland State, says that since the launching of USA led offensive against terrorism in Afghanistan, AL ITIHAD movement has stepped up recruitment and training of the unemployed youth in Bari and Sanaag regions of Puntland State of Somalia...Read More Posted to the AllPuntland October 09, 2001

Hargaysa: Wafdi Wasiiro Somaliland ah oo Soo Dhamaystay wada xaajood ay  Jabuuti Ku soo Yeesheen... Posted to the AllPuntland October 09, 2001

Muqdisho: Maamulka Sharikadda Al-Barakaat oo Cali Khalif Galayr Ku Eedeeyay Inuu Warar U Gudbiyay Dawlada Maraykanka...Posted to the AllPuntland October 09, 2001

Galkacyo: Puntland Press Statement:An eyewitness report by a young man who came from Nairobi via Ras Gamboni indicate that two children of Usama Bin Laden had been spotted in Ras Gamboni, a Somali Indian Ocean coast city located between Kismayo and Mombassa...Read More  Posted to the AllPuntland October 08, 2001

Boosaaso: Dagaal u dheexaya Laba Beelood oo Ka Socda Degaanka Bayla ee Gobolka Bari... Posted to the AllPuntland October 08, 2001

Muqdisho: Muuse Suudi oo Jowhar Tagay... Posted to the AllPuntland October 08, 2001

Garowe: Shirkii Garoowe oo shalay Dib u Furmay... Posted to the AllPuntland October 08, 2001

Galkacyo: Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland Oo Cambaareeyay Aragagixisada Calamka. Posted to the AllPuntland October 07, 2001

Muqdisho:Gen. Ismaaciil Naaji oo ka badbaaday weerar lagu qaaday iyo Galayr oo qaybiyay Dukumentiga Kharashka Dawladiisa... Posted to the AllPuntland October 07, 2001

Jowhar:Maxamed Dheere oo ah Gudoomiyaha Siyaasada Gobolka Sh/Dhexe oo ka hadlay xaalada Gobolka  iyo Siyaasadiisa... Posted to the AllPuntland October 07, 2001

Garowe:Go'aankii Ka Soobaxay Islaan Maxamed islaan Muuse ee Beeninayay Inay Puntland Joogin Al-Itaxaad... Posted to the AllPuntland October 07, 2001

Waraysi: Dhagayso Waraysi Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Yusuf Xaaji Siciid . |BBC|Posted to the AllPuntland October 07, 2001

Boosaaso: Idaacad Cusub oo nooca FM-ka ah oo laga furay Boosaaso... Posted to the AllPuntland October 06, 2001

Galkacyo:Kalfadhii 5aad ee Golaha wakiilada puntland oo saaka ka furmay Dugsiga sare ee Cumar Samatar Ee Galkacyo... Posted to the AllPuntland October 06, 2001

Garad Saleban

Galkacyo: Wafdi Isimada Sool oo Soo Gaaray Galkacyo...Waxaa maanta soo gaaray magaalada Galkacyo wafti sare oo Isimada gobolka Sool oo ah oo uu horkacayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyagoo ka jawaabaya casuumad uu u fidiyay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle... akhri warka oo Dhan ..Posted to the AllPuntland October 06, 2001

Garoowe: Waraysi Suldaan Siciid Maxamed Garaase... Posted to the AllPuntland October 06, 2001

Puntland Press Statement:The Fifth Ordinary Session of Puntland House of Representatives opens in Galkayo, the Temporary Gov’t HQ, today.  Posted to the AllPuntland October 06, 2001

Maxaa Cusub AllPuntland ? Qaybta Chatka oo la horumariyay, ugu yaraan 18 qol sheeko toos ah (18 Live Chat rooms) Isticmaal sahlan oo aan kaaga baahnayn inaad Kombiyuutarkaaga ku soo duubato Progarame ama Software cusub, shaashada caadiga ah ayaad kaga bogganaysaa sheekada...(Easy to use: no software downloads - works with your browser)...Riix Halkan

Garowe: Isimo Kharash Maalmeed la Siin Jiray La Gooyay Horaantii Todobaadkaan iyo Suldaan Cusub oo Beeli Dooratay... Posted to the AllPuntland October 05, 2001

Baydhabo: RRA Oo gudigooda fulintu shir ay u dhan yihiin ku kulmeen iyo nin sheegtay gudoomiyaha RRA oo Xabsiga la dhigay... Posted to the AllPuntland October 05, 2001

Qoryoolay: Afhayeen u hadlay ururka SDM isagoo ku sugan meel ku dhaw degmada Qoryoolay ayaa sheegay in uusan waxba ka jirin heshiiska Muqdisho... Posted to the AllPuntland October 05, 2001

Puntland: Wararka Maanta: Shirkii Garoowe oo u talaabaya maalmaha soosocda hawlaha Doorashada, Isimo Casuumaad ka helay Itobiya iyo Roobab ka da'ay Puntland iyo Qodobo kale...  Posted to the AllPuntland October 04, 2001

Nairobi: Raali Galin ku Socota Sharikada Xawaalada AL-Barakaat... |Waxaa u soo Qoray Xasan Quyuun| Posted to the AllPuntland October 04, 2001

Galkacyo: Kalfadhigii Golaha Wakiilada Puntland oo Galkacyo ka furmaya 6 Oktobar 2001...Akhri qoraal ka soobaxay xafiiska Xiriirka dibada ee Golaha wakiilada Puntland... Posted to the AllPuntland October 03, 2001

Galkacyo: Hal Qof ayaa Dhintay Midna waa Dhaawacmay Magaalada Galkayo Maanta Duhurkii... Posted to the AllPuntland October 03, 2001

Muqdisho:Cali Khaliif Galayr ayaa shaaca Ka qaaday in xukuumadiisu ay xirriir iyo wadatashi fiican la leedahay Shirka Garowe, Mucaradka RRA iyo Somalilandba... .Posted to the AllPuntland October 03, 2001

Puntland Press Statement:The claim by the Arta Faction and some rebel traditional elders in Garowe that there was no Al Itihad movement in Somalia holds no water. In fact, this organization with its worldwide connection and network is now more assertive... Read More... Posted to the AllPuntland October 02, 2001

Muqdisho: Hooyo Xabsiga La Dhigay ka dib Markay Dacwad ka Furtay 2 Carruur ah Oo ay Dhashay oo Booliska DKMG ahi horay ay u Dileen...Posted to the AllPuntland October 02, 2001

Garowe: Wararka Xaalada Puntland ee Maanta... Posted to the AllPuntland October 01, 2001

Nairobi: Banks-to-terror conglomerate faces US wrath... |Telegraph| Posted to the AllPuntland October 01, 2001

Gabay: Haddan Dayey Samaan Iyo Si Ba'an...| WT. Aden Dirie Ali |Posted to the AllPuntland October 01, 2001

  Wararkii  Sebtember 2001 Oo Dhan.

| Dhiibo Aragtidaada  | Akhri Aragtida dadkii Kaa Horeeyay |

Go Back  

Copyright © 2000- 2001 AllPuntland. Distributed by AllPuntland Global Media (allPuntland.com).